Booliiska Jarmalka oo qabtay nin looga shakiyay in uu geesan rabay Weerar Kiimiko

Ciidamada ammaanka dalka Jarmalka ayaa xiray nin dhallinyaro ah oo looga shakiyay in uu geesan rabay weerar argagaxiso, waxaana ninkan oo hadda ku jira gacanta ciidamada ammaanka ku socda baaritaano. Ninkan ciidamada xireen oo 32 sanno jir ah ayaa la sheegay in uu yahay nin muslim ah oo kasoo jeeda dalka Jarmalka, waxaana ninkan lagu … Continue reading Booliiska Jarmalka oo qabtay nin looga shakiyay in uu geesan rabay Weerar Kiimiko